Daawo Kooxda Xidigaha Geeska oo Xaflad Qado sharaf ah ku Sagootiyey Fanaanka Maxamed Bk oo Safar ugu kicitimay Wadanka UK sidoo kale munaasibadan waxaa shahaado sharaf lagu gudoonsiiyey fanaanada khadra daahir cige iyo Fanaanka mursal muuse oo lagu gudoonsiiyey inuu kamid ahaa dadkii lagu aasaasay magaca xidigaha geeska
No comments:
Post a Comment