Tuesday, December 31, 2013

Hees Cusub Runta Maxamed BK 2014

Wednesday, December 25, 2013

Fanaanka YAxye iyo Fanaanada Deeqa heestii ayaad horta ii taqaan

Hees talantaaali ah fanaanka Mustafe iyo Saamiya

Thursday, November 28, 2013

Hees Canfari (Tartanka Fanaanka djibouti ) 28 11 2013 HD

Samire Cabdilaahi (Tartanka Fanaanka djibouti) 28 11 2013

Hees Canfari Luuli Tartanka Fanaanka djibouti 28 11 2013 HD

Hees Canfari Luuli Tartanka Fanaanka djibouti 28 11 2013 HD

Abubokar & Deeqa (Tartanka Fanaanka djibouti ) 28 11 2013 HD

Caasha Xuseen (Tartanka Fanaanka mustaqbalka djibouti) 28 11 2013 HD

Hees Deeqa xassan (Tartanka Fanaanka djibouti) 28 11 2013 HD

Sheekuu Axmed Canfari (Tartanka Fanaanka djibouti) 28 11 2013 HD

Dhaanto Cusub Bashiir Carab & Khadra Haybe

Dhaanto Cusub dhaqan

Film aad uxiiso badan dhaqanka miyiga Jilayaasha reer burco hd

Film aad uxiiso badan dhaqanka miyiga Jilayaasha reer burco hd

CALI DHAANTO (DHAANTADII UGU DAMBEYSAY EE SOO BAXDA)

HEES CUSUB CABDIRASHIID DABLE HD

Thursday, November 21, 2013

MAXAMED AADAN DUGSIIYE IYO ROODA MAASH MAXAY DANTU CIISHAY WIIL OO DULQA...

MASRAX FANEEDKA XULASHADA HOBOLADA CUSUB EE DJABOUTI FANAANKA DALMAR C...

TAN IYO INTII UU TARTANKUSOCDAY WAA HEESTII LAMAABAHA AHAYD EE LAGU LAGO...

FANAANAD CUSUB OO AAD U CODMACAAN GUDIDUNA AAD UGU HANBALYEYSAY WAA MAKO...

MUSTAFE CUMAR IYO TARTANKA FANAANIINTA DJABOUTI FANAAN 3AAD

FANAANADA ROODA MAASH IYO HEESTII JACAYLKA HAYAANADIISA

TARTANKA FANAANIINTA CUSUB EE DJABOUTI IYO FANAANADA 1AAD MAAN MUUSE

HEES HADAANAAD WADAYNIN JACAYLKA FANAANADA ROODA MAASH LIVE MUSIC

HEESTII WAXAA CADARKA LAYSKUGUSHUBAA WAA RAG WAA CODKII XASAN WADO NUU...

IFKA DAAWASHA GUUD DAYMADA MIDKULA MIDA FANAANADA FAADUMO HALDHAA

Saturday, November 16, 2013

WARAYSI SOORAAN OO KA HADLAYA HD

Ruwaayada iyo Barnaamijka Faaliyaha Tvga qaybtii 2aad

Ruwaayada iyo Barnaamijka (Faaliyaha Tvga) universal qaybtii 1aad

Ruwaayada iyo Barnaamijka Faaliyaha Tvga qaybtii 2aad

HEES QAACI (HAY GEYN HUDHEELADA) HODAN C.RAXMAAN DHEERE

HEES DHUDI MAXADED BK QAACI LIVE HD

HEES KAABA MAXADED BK QAACI LIVE HD

NIMCAAN HILAAC YAASMIIN QAACI LIVE HD

CABDIHANI XAASHI (SAREEDO) QAACI LIVE HD

HEES (BUSAYL) KHADRA SINIMOO QAACI LIVE HD

HEES QAACI MAXAMED CIRO (DEGMO) LIVE HD

HEES QAACI MAXAMED CIRO (DEGMO) LIVE HD

MURSAL MUUSE QAACI (NITAAQO) LIVE HD

HEES QAACI MAXAMED BK (SUKHRA) LIVE HD

HEES QAACI YURUB GEENYO (RAJO) LIVE HD

Wednesday, November 6, 2013

Nimcaan Hilaac Maburburay Heshiiskii OfFicial Video HD

<iframe allowfullscreen="" frameborder="0"  height="315" src="//www.youtube.com/embed/h8MRZ2HSpj4" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>

Saturday, September 28, 2013

Maxamed Saleebaan Bare Jeesto Kaadsiimo Bare Jeesto Showgii Hargeisa HD

Asma Love Xanaano Showgii Xidigaha Geeska

Ha iraadsan Mursal Muuse Showgii Hargeisa HD

Nimcaan Hilaac Labac Labac Showgii Hargeisa HD

Nimcaan Hilaac Labac Labac Showgii Hargeisa HD

Maxamed axmed bakaal ciro Qalbi kuu hiloobey Showgii Hargeisa HD

Maxamed BK Cayni wa Cayni Showgii Hargeisa HD

KHADRA SILIMOO YARAAN CISHQI IGU HELAY SHOWGII XIDIGAHA GEESKA HD

Sadri Cabdiraxmaan Caydiid Showgii Hargeisa HD

Somaliland Hodan Cabdiraxmaan iyo Yurub Geenyo Live Showgii Hargeisa HD

Amoore Hodan Cabdiraxmaan Showgii Hargeisa HD

Thursday, August 29, 2013

Sanad Guuradii 50aad ee xuska halyeygii dadka madow ee maraykanka

Kumanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay Fagaaraha National Mall ee ku yaal Caasimadda Dalka Mareykanka ee Magaalada Washington si ay u xusaan sanad-guurihii 50-aad ee ka soo wareegay Markii Halgamaagii Mareykanka madoow Dr Martin Luther King Jr uu qabtay isku soo bax iyo socod, kaas oo ay kala qeybgaleen dadka madowga ah ee Mareykanka si ay meel uga soo wadajeestaan arimaha midab takoorka ee berigaas. Isku soo baxaas oo la qabtay 28.Bishii Agoust Sanadkii 1963 kii ayaa waxaa khudbad caan baxday oo loogu Magacdaray waxaan leeyahay riyo ( I have a dream) ka jeediyay Dr King oo ahaa nin isagu si weyn ugu dhaqdhaqaayay dadka Mareykanka ee Madow. Ka qeybgalayaasha 50 Guuradan ka soo wareegtay xilligii uu Riyada uu qabo Muujiyay Martin Luther King ee lagu qabtay Washington ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Mareykanka President Obama oo isagu ah Madaxweynihii u horeeyay ee madow ah ee qabta talada dalkan Mareykanka, waxaa kale oo ka qeybgalay Madaxweynayaal hore oo Dalka Mareykanka soo xukumay sida Clinton iyo Carter, Sidoo kale waxaa ka qeybgalay kumanaan shacab Mareykan ah oo kakala yimid gobolada dalkan Mareykanka. Goobta ayaa waxaa ka hadlay dad bulshada magacweyn ku leh oo isugu jira siyaasiyiin iyo u dhaqdhaqaaqayaasha Xuquuqda dadka, waxaana ay muujiyeen 50 sano ka dib in Riyadii Dr King ay wax badan ka qabsoontay, iyaga oo sidoo kale, codsadayna dhameystirka Riyadiisii waqtigaas. "Shaqadu may idlaan, Safarkuna ma dhamaan", ayuu yiri mid ka mid ah Caruurta uu dhalay Dr King. " Aragtida aabahey ee 50 sano ka hor waxay ahayd in Afartiisa caruurta ah ee waqtigaa aadka u yaraa aysan kusii dhex noolaan qaran midabkooda lagu soo cayo, ee aan shaqsiyadooda lagu tixgelin" ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Si kastaba ha ahaatee Martin Luther King oo ah Halyeey u soo halgamay Xoriyadda dadka Madow ee Mareykanka iyo sinaanshaha shcuubta ku nool Mareykanka ayaa ah shaqsi aad loo jecel yahay islamarkaana ka tagay dadaal mirodhalkiisa qeybaha ugu badan maanta la hayo, Waxaana Taallo sawirkiisa ah oo lagu xasuusan doono sanado kahor laga taagay Bartamaha Caasimadda Mareykanka ee Washington.

Saturday, August 24, 2013

Getting the most from your 336x280 ad unit - Inside AdSense

Getting the most from your 336x280 ad unit - Inside AdSense

Shahrukh Khan oo wiil bacrimin ah loo dhalay






 Aktarka Bollywood Shah Rukh Khan ayaa waxaa u dhashay wiil isagoo ugu magacdaray Abram Khan.
Waxaa uu Shahrukhan uu wiilkan ku dhalay qaab bacrimin ah iyadoo lagu abuuray haweeney kale oo aan xaaskiisa aheyn waxaana markii ay dhashay lagu qoray magaciisa. maadaama ay xaaskiisa waayahaan ay kasoo haleebayeen caruurta ay uurka ku qaaddo sidaas darteed ayuu Shahrukh ku sameeyay bacriminta haweeney kale.
Jilaagan ayaa waxaa horey ugu joogay wiil iyo gabar kale waxaana haatan uu helay cunugiisii sedexaad.
India oo ah dal aan la ogoleyn in caruurta uurka ku jirta la ogaado jinsiga uu wiil ama gabar yahay darteed ayaa waxuu King Khan sheegay in uu horey u ogeyn waxa uu rajeynayay balse uuka war helay kaliya markii uu u dhashay cunuga.
Sababta loo diiday India in la ogaado ilmaha uurka ku jiro ayaa ah in ay dadka India kala doortaan in caruurta laso xaaqo haduu gabar yahay maadaama dalkaasi laga jecelyahay wiilasha in la dhalo , sidaas darteed Shahrukhan waxuu yiri aniga ma dooneyn inaan jabiyo qaanuunka oo waxaan ku qanacsanahay waxaan helo.
Waxaa dad badan la yaabeen sababta uu Shahrukh u sameeyay arrintan maadaama uu lahaa caruur kale balse waxuu yiri dhibaato ayaa xaaskeygii ay la kulantay waxaana go’aansanay inaan dhalno cunug kale iyadoo ay noo qaadeeso naag kale.

Wednesday, August 21, 2013

ABWAAN XASAN DAAHIR OO YAR KANA HADLAYA WAX MAANTA TAAGAN

NASIYAAY MAR NUURAAY NALKA MAANKA DAARAAY (MURSAL MUUSE CUMAR)

Ma habeen Kaliyey Nimco Yaasiin

Heestii Looli (Mursal Muuse Cumar & Khadra Cabdi Silimoo)

Maxamed BK Faadumo

M O Faarax aniga Somaliweyn baa ahay Somaliland ma ahi

Hawraar-Oradyahanka Mo Farah ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay qoraalo lagu baahiyey qaar ka mid ah websiteyada soomaalida kuwaasi oo sheegay in oradyahankani uu sheegay in uu yahay Soomaaliland uusan ahayn Soomaaliya.

HEES CUSUB-BAKAR YARE IYO NADIIF


Farxiya Fiska- Heesta Cusub ee Dugsiiya


Waan naaxi lahaa-Maxamed Cirro iyo Xamda Cabdi Kinaal


Qalbi kuu hiloobay-Al-fannaan Maxamed Axmed Bakaal (Cirro)


Farxiya Rasta- Heesta waa ii bushaaro-HD


Asma Axmed Cabdi -Heesta Qalbi HD


Farxiya Rasta- Heesta nafta waxaan ku sasabaa-qiso jacayl ah


Heesta Nasiib-Asma Cabdi (Asma love)


Heesta Khadra Sinimoo iyo Maxamed Bk