Hawraar-Oradyahanka Mo Farah ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay qoraalo
lagu baahiyey qaar ka mid ah websiteyada soomaalida kuwaasi oo sheegay
in oradyahankani uu sheegay in uu yahay Soomaaliland uusan ahayn
Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in marnaba uusan ka tagaynin qadiyada Somaliweyn isla
markaana uu taageersan yahay in ay Soomaalida midowda ay misana is
raacdo wuxuu warka intaasi ku daray in aysan jirin Tv uu waraysi siiyey
sidoo kale wuxuu beeniyey in uu gacanka kusoo xertay calaamad sheegaysa
astaanta Soomaaliland.
wuxuu yiri aniga waxaa u tartamayey calan kale iyo dalka British
maanta ma ahayn munaasabad qaran kale uu lahaa aduunka oo dhan waa laga
ogaa ayuu sii raaciyey hadalkiisa


No comments:
Post a Comment